Labada mas’uul ayaa si qoto dheer isaga wareystay xiriirka diblomaasiyadeed iyo sidii kor loogu qaadi lahaa mashaariicda ...
“Golaha wasiirrada waxa ay falanqeyn iyo dood qoto dheer ka yeesheen xaaladda guud ee dalka iyo dhacdooyinkii ugu dambeeyay, ...
“Waxaan ku jirnaa xili siyaasada quwadaha waa weyn sida Shiinaha, Ruushka, Mareykanka iyo gaar ahaan Midowga Yurub ay u ...
Waxa ay labada Xildhibaan sheegeen in sababta dadkaas loo xiray ay tahay in ay qaateen Calanka Falastiin halka Dadka ...
Thailand ayaa sii daysay siddeed iyo toban askari oo u dhashay Cambodia kuwaas oo lagu qabtay bishii Luulyo intii uu socda dagaalka xuduuda ee dhiiga badan uu ku daatay. Labada dowladood ayaa ...
Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa xalay ku dhawaaqay natiijada kuraasta lagu tartamay ee Degmooyinka Gobolka Banaadir sida ay u kala heleen 20 Urur siyaasadeed oo musharrixiinta ...
Donald Trump ayaa sheegay in uu rajaynayo in si dhakhso ah loo gaadho wejiga labaad ee qorshaha nabadda Qasa, isagoo uga digay Xamaas in ay la kulmi doonto “ciqaab daran” haddii aanay si degdeg ah ...
Shan iyo tobanka xubnood ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ka arrinsaday aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland xalay. Xubanaha ayaa intii ay dooddu socotay waxay ay cadeeyeen taageero ay u ...
Somalia’s current geopolitical state is dire and unfortunate. It is the result of what ethnic Somalis living in the horn have ...
Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa markii ugu horreysay wax ka badan afartan iyo siddeed saacadood ka hadashay aqoonsiga Israel ee Somaliland. War qoraal ah oo uu soo saaray hoggaamiyaha kooxda Xuutiyiinta ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir looga hadlay ilaalinta gobanimada iyo midnimada dalka la qaatay, qaar ka mid ah Madaxweyneyaasha Dowlad ...
Some results have been hidden because they may be inaccessible to you
Show inaccessible results